Tusaale Dheeraad ah3
β
Deegaamo badan oo ka tirsan Puntland ayaa waxaa laga dareemayaa abaar gaar ahaan gobolka Karkaar oo la sheegay in meelaha qaarkood biyo dhaamis uu ka jiro kadib markii ay dowreen ceelashii ay cabi jireen baraagihiina ay biyihii ka dhammaadeen.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
K Β· KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
