U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mur1

Magac Lab
Xaraf MSubg MU3 xar
1

Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dacar-miirran iyo kama duwana, mur iyo deebaaqe.

”
“

Waa 15 jir, walina waxa muuqda aqoon daro dawladnimo DAYMADA WARGEYSKA Guurtidu ha ka fiirsato muddo-kordhinta Golaha Wakiillada (Jamhuuriya) Tan iyo intii dib loo soo ururiyey 1997, Golaha Wakiiladu, waxa laga arkayay mur..

”
“

Waxaa waajib ah oo xasanaad Illaahayna ku jiraa in xaqa lagu adimaa haddii uu mur ka qadhaadh yahay, taasaana loogu hiilin karaa xaqa, xoriyadda, iyo dimuqraadiyadda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan