U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xasanaad

Magac Lab
Xaraf XSubg XA8 xar
1

Camal wanaagsan oo loo falo ka raalinimada Eebbe in lagu gaaro.

2

Abaalgud lagu helo camal wanaagsan oo la sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadkaan oo ah dad aad u tiro badan ayaa faraxad iyo mahad naq u celiyey gabdhihii deeqdaan soo diray waxaana ay ilaahay uga baryeen in uu ajar iyo xasanaad ka siiyo, waxaana ay ka codsadeen in aan la ilaawin aduun iyo aakhiro.

”
“

Sharaf iyo wanaag waxaa Zeyd ugu filan in magaciisa lagu xusay qur’aanka kariimka ah, iyadoo muslim kasta oo aqriya qur’aanka xusayo magaciisa, isla mar ahaantaasna ajar iyo xasanaad ka helayo xuska iyo sheegitaanka magaciisa.

”
“

Shiikhu ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyee waxaa uu gaarey tuulooyin aad u yar-yar oo ay ku dhaqan yihiin dad soomaaliyeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xasanaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan