U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mushkilo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MU8 xar
La Mid AhmushkiladMagac Dheddig
1

Dhib aad u weyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Adduunyadu waa mushkilo socoto: saman-aakhir baa lagu jiraa.

”
“

Mudane Bashiir waxa uu tibaaxay, in dhibka hadda taagan uu ka imaanayo ama salka uu ku hayo laba mushkilo oo kala ah: lacagta been-abuurka ah oo dalka lagu har-qiyey iyo lacagtii hore oo duugoowdey ayna diideen in badan oo ganacsatada ka mid ah.

”
“

Waxaa mushkilo ka jirtaa sida degmooyinka loo sameeyay ee ma la xallin karaa?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mushkilo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan