U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mushkilad

Magac Dheddig
Naxwe-do/mashaakil, m.l
Xaraf MSubg MU9 xar
1

Dhib aad u weyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maqnaanshaha Totti, waxa uu mushkilad weyn ku tahay tababaraha kooxda Roma, Fabio Capello, oo ay kooxdiisu u muuqato mid ciyaarteedu liidato, kadib markii ay natiijooyinkeedii ugu dambeeyay aanay ahayn qaar wanaagsan.

”
“

Wasiirka arimaha dibada ee Ethiopia wuxuu ku eedeeyay madaxda Somalida in marka ay iskhilaafaan dib ugu laabtaan beelahooda iyo jilibyadii ay ka dhasheen, taasoo uu ku tilmaamay mushkilad weyn.

”
“

Waxaa kaloo muhiim ah in xaaladdaan laga sooco kacsi la'aanta oo ah iyadane mushkilad kale oo keento hawlgabka galmada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do/mashaakil, m.l

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mushkilad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan