U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mushtari

Magac Lab
Naxwe-iyiin, m.dh
Xaraf MSubg MU8 xar
1

Qof mushtar sameeya; ganacsade.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ganacsatadii horey uga baayac mushtari jirtey dhuxushaan ayaa ka cabanaya in dhoofintan dhuxushaan loogu daneynayo ganacsato gaar balse ay bilabyaan dhofinta hadda kadib markii ay hore u hogaansameen amarkii dowlada.

”
“

Ganacsato magac ku dhex leh Bulshada iyo maamulka Gobolka ayaa lagu soo waramayaa iney xiriir hoose ka dhaxeeyo kaasoo ah sidii ay suuqyada Muqdisho ugu beec mushtari lahaayeen gargaarka bini'aadanimo ee Soomaaliya la geynaya gaar ahaan Muqdisho.

”
“

Waxa kale oo jira 508 kaalmood oo magaalada gudaheeda ah, kuwaas oo baayac-mushtari noqday oo mid waliba doonayo inuu biyaha ugu badan iibiyo si uu u helo lacag badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyiin, m.dh

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mushtari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD