Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Hoog iyo dhibaato lagu abaal mariyo qof abaaldarnaaday ama ballan furay.
Hoog iyo dhibaato uu la kulmo qof eed galay.
Oo aan is iri tolow ma nabsi ayaa ku heysta sidii wiilkii aabbihiis indhoolaha ahaa uga dhaqaaqay geedkii higlatible?
Waxaan is idhi nabsi ma raagee, saad miskiinnaddii uga roortay aarmuu kana kuu ridaa hadaad dagan tehee.
Waa dad Somaliland u haysta qani xataa ma garanayno inay gaajo ama colaadi waddo, markaa nabsi ka rogan mayno.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
N · NA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag