U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nacasnimo

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NA9 xar
1

Nacas ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa lagu amray ooy si nacasnimo ah u qaateen inay yihiin xisbiga talada haya.

”
“

“Koox waliba waxay ku riyoonaysaa in ay hesho ciyaaryahan weyn sida Rivaldo, wayna adag tahay in ay hesho, waana nacasnimo tii ugu xumayd tan debedda loogu saaray.”

”
“

Nacasnimo ka wayn miyay jirtaa in kolba maraakiib shisheeye badaheenii laga kireeyo inaguna gaajo iyo nafaqo daro la liidano.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nacasnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD