U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nicmo

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NI5 xar
1

Nabadgelyo, barwaaqo iyo caafimaad lagu suganyahay.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dadka magaladan dagan waxey isku heystaa shanta nicmo ee dunida ugu qaalisan.

”
“

Nabadda ka jirta Puntland Allaah baa mahad ku leh, waa nicmo lagu xamdiyo Allana lagu sugo, waxaa garan kara nicmadaas qiimaha ay leedahay ninka aan maanta haysan, annaga ahaan inooma muuqato nicmada qiimahaas leh wax lagu bedelan karo oo loo burburiyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nicmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan