U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qufac1

Magac Lab
Xaraf QSubg QU5 xar
1

Neef xoog iyo shanqar leh oo ka dhalata cuncun ku dhaca hawo mareenka ama hunguriga cad kana soo baxda afka.

2

Cudurka qaaxada oo ku dhaca sanbabka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Waana la dheereynayaa akhrinta Faatixada ka dib mararka qaarkood, marmarna waxaa loo gaabinayaa safar dartiis ama qufac ama xanuun ama oohinta ilmaha.

”
“

Sidoo kale, wuxuu sheegay Mudane Mursal in dadka ku dhaqan deegaankaas ay u dheeryihiin Biyo la'aanta cuduro isugu jira Shuban iyo Qufac xumadbadan leh.

”
“

Waxanu haynaa ayuu yidhi agaasimuhu caalamada muujinaya cudurkan kuwaas oo ay ka mid yihiin xumadda iyo qufac.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qufac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan