U gudub nuxurka bogga
SABAAD

reen1

Magac Lab
Xaraf RSubg RE4 xar
1

Cod ay samayso hal dhashay marka ay ilmaheeda nuujin la rabto; dunuunuc.

2

Cod ka soo baxa qof sad u buka; jibaad; taah; talal.

3

Dhawaaq weyn oo libaaxu sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aabbiihiis kadib, senator Obama hooyadii waxa ay guursatay nin ka yimid waddanka Indonesia. kadibna waxay ugu reen wadankaasi oo ay ku noolayeen intii u dhaxay sanadihii 1969 kii ilaa 1971dii.

”
“

Diyaaraddii ayaa nala haaddey iyadoo guux iyo reen waalan isku daraysa.

”
“

Marka ay ag marayso wuxuu isku daraa guux, reen iyocodad kale oo siloon oo aan u magac waayay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
reen - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan