1
.dh
Tusaale Dheeraad ah3
β
Munaasibaddaa iyo tabobarkaas waxa weheliya lix cisho oo wacyigelin ah oolagu baraarujinayo sidii hooyadu ay ilmaha naaska u nuujin lahayd.
ββ
Maamulka Somaliland iyo ganacsatada ayaa isku qabsaday dhoofka xoolaha nool, iyadoo Riyaale uu heshiis la galay Al-jaabiri, halka ay ganacsatada iyo xisbiyada mucaardku ku tilmaameen arintaan naas-nuujin loo sameynayo shaqsiyaad shisheeye ah.
ββ
Si kastaba ha ahaatee, arrintan Wakaaladda Biyaha Hargeysa haysataa waxa ay qayb ka tahay Naas-nuujin Xukuumadda Madaxweyne Rayaale ugu danaynayso shakhsiyaad gaar ah oo dano siyaasadeed ay ka leedahay.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
N Β· NU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
