U gudub nuxurka bogga
SABAAD

roobdoon1

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RO8 xar
1

Baryo banbax leh oo Alle roob lagu weyddiisto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Banaanbax Roobdoon oo maanta lagu qabtay Degmada Jowhar ee Shabeelada Dhexe. 08 Nov 2010- Deegaano badan oo ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa xiligaan ka taagan Abaaro xoogan oo ka dhashay xiliyadii Roobabka oo dib u dhacay..

”
“

Banaanbax Roobdoon ah oo Maanta lagu wado in lagu qabto Magaalada Muqdisho Salaada Jimcaha kadib.

”
“

Madaxa Dacwada Walaayada Islaamiga ah ee Gobolka Shabeelada dhexe Sheekh Usaama Caddow Ibraahim ayaa sheegay in loo baahanyahay in dadka Muslimiinta ah markii ay dhibaato Abaareed dareemaan in ay sameeyaan Banaanbaxyo roobdoon ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
roobdoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan