U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saab1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf SSubg SA4 xar
1

Qalab ka samaysan xididdo, maqaar, laamo yaryar oo weelasha qaarkood lagu rido laguna qaado.

2

Oogada qaarkeeda sare, inta ka samay-san isku qoofalka feeraha, lafdhabarta iyo lafsakaarta oo wadnaha iyo sambabbadu ku dhex jiraan.

3

Taliye.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Allaha u naxariistee Zoppe waxa uu madax ka ahaa guddigii Koonfurta Soomaaliya matalayay ee goob joogna ka ahaa wada hadalladii lagu qabtay London oo ku saab sanaa xornimo gaarsiinta gobolada waqooyiga Soomaaliya.

”
“

Lama Oga meel lala aaday dadkaasi iyo saab loo qafaashay,hase yeeshee waxaa so axaya warar sheegaya in lagu hayo Deegaano ku dhow Degmada Owdhigle.

”
“

"Ma jirto saab aan uga shakino Madaxweyne shariif sh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan