U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saan

Magac Dheddig
Naxwe-aamo, m.l
Xaraf SSubg SA4 xar
1

Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.

2

Tillaabo.

3

Raad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa jirtaa in magac xumo u taalo golayaasha dawladda ayna ka faa'ideysan waqti dheer oo soo maray, balse haddii la fiiriyo saan saanta sida ay tahay waqti xaadirka waa ka yara duwantahay.

”
“

Hadalka ka soo yeeray Axmed Diiriye ayaa ku soo beegmaya, xilli dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo saan saan dagaal laga dareemayo magaalada Muqdisho, waxaana dadka Muqdisho ay cabsi iyo wal wal ka muujinayaan dhaq dhaqaaqyada soconaya.

”
“

Dhanka woqooyi waxaa ka xiga talyaaniga buuraha Alpine. waxaana ku taala gudaha talyaaniga labo dowladood oo madax banaan oo kala ah; Faatikaan iyo Saan Mariino.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-aamo, m.l

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan