U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sarbeeb

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA7 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhawr jeer ayay ‘u-hoos-gelinta’ ku garteen iyagoo sarbeeb ugu jawaabaya: ‘ Ha ka yaabin!”.

”
“

Labada tixood ee hore ee Miimleyda ahi, siduu Timacaddeba sheegay, waa sarbeeb oo waxay ku beegnaayeen beryihii runta la qarsan jiray, ee Ingiriisku aad ugu dhego-taagi jiray hadallada ka soo yeedhaya xisbiyada.

”
“

Siciid mar la weydiiyey sida ay ugu suurta gashay, heesaha waddaniga iyo guubaabada ah in uu ka sii daayo isla raadiyooga uu gumaysigu gacanta ku hayey, waxa uu sheegay in heesuhu sarbeeb ahaayeen sidaa daraaddeed aanu gaalku garan karin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sarbeeb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan