U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sayax1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Qoyaanka gabaddanadu keento; dharab. 2.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Maalintaas roobabawda ahayd, markii jirkii qaaday oo daadkii qaarna guray qaarna gudbey waxay ciidan sayax farfadhiyaa habsami u dhegaysteen luuqdii Khaliif Shiikh Maxamuud oo uu ku mariyey Doogkiciye oo uu kaga jawaabayey Darbadaaley.

”
“

Waxa da’ay roob aan dhulka wada rushaynin laakiinse inyar oo sayax ah kaga tegey, markii ay Ilhaan isku diyaarinaysay inay u laydhsi tagto kayn ka mid ah kuwii ku yaallay daafihii magaallada, oo aad run ahaantii is odhan karaysay dadkuba way ku yaraayeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sayax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan