U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xamaali

Magac Lab
Xaraf XSubg XA7 xar
La Mid AhxammaaliMagac Lab
1

Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aqoonyahan iyo wax garad tiro badan oo maanta wadanku haddii uu nabad ahaan lahaa waxtar weyn ka geysan lahaa ayaa ku shaqo la’ wadamada reer galbeedka ama qabta shaqooyin hoose oo aan u qalmin aqoontooda sida xamaali,shufeer iyo waardiye.

”
“

Dadka ka badbaada safarkaan khatarta badan ayaa gaara wadanka Yemen iyaga oo hay'ada QM u qaabilsan qaxootiga u aqoonsato halka qaarkood shaqaale xamaali ah ka noqdaan magaalooyinka waaweyn ee wadankaas kuwaas oo ku shaqeeya maalinta wax ka yar hal dolar.

”
“

Wararka ayaa waxay sheegayaan in labada qof ee dhintay ahaayeen xamaali shixnado kala duwan dajinayay, waxaana toogtay sida la sheegay ciidamada DF ee weerarka lagu qaaday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xamaali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD