U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shirin

Magac Fal
Xaraf SHSubg SHI6 xar
1

.dh shiri.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iskaashiga Mucaaridka Durtaba la Mahadi Weli lama dhaarin, mey shirin, mey dooran ragii shukaanta Golaha u qaban lahaa, haddana waxaa si toos ah loo goostay midhihii ka dhashay iskaashiga danta guud ee mataanaha mucaaradku ku bahoobeen.

”
“

Laakiin Xaaji, wiilkeygow, ogow in Kaaba Qabiilka Ibleyskuna uu tartan igula jiro oo uu isna dhiniciisa ka shirin doono oo u qudbeyn doono!

”
“

Ninka la yidhaahdo Liij Indhaalshaw (Wasiir) waxa uu ku talo galay inaanaan ku shirin xerada guutada afraad, taas oo uu doonayey inuu shirkayaga baabi’iyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shirin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan