U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shoog

Magac Lab
Naxwedaaw.
Xaraf SHSubg SHO5 xar
1

Xaalad cudureed la socota marka cadaadiska dhiigwareegga uu aad hoos ugu dhaco oo uu dhiiggu gaari waayo soohyada. shookad

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Bilan waxay laba maalmood ku jirtay mar ay ladantahay iy mar ay doorsoonto dhakhaatiirtuna waxay u sheegeen edadeed Ruun Saddexle in aan dhibaato weyni jirine ee ay waxoogaa naxdina oo ku dhacday ay keentay shoog (shock).

”
β€œ

Waxaana arintaa markiiba dareentay xaaskiisii Fahiima oo ka weyday furfurnaantii iyo dabacsanaantii ay ku taqaanay odaygeeda, waxaanu go’aan saday inaanu iyada u sheegin si aanay u nixin ama shoog u qaadin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

daaw.

Xarafka

SH Β· SHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shoog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan