U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shuruud

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHU7 xar
1

Ballan hore loo dhigtay.

2

Qodob muhiim ah in la fuliyo. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ra'isal Wasaaraha oo ka hadlay dib-u-heshiisiinta ayaa sheegey in xukumadiisa qorshaheeda yahay in shacabka dhexdiisa wadahadal la dhex dhigo, mucaradkana lagula kulmayo meel walba iyada oo aan wax shuruud ah ku xireyn la kulankooda.

”
“

Caalin, haddana Daladda SOHRIDEN ayaa waxay ka dalbatay Maamulka Gobollada Bay iyo Bakool inay si shuruud la'aan ah kusii daayaan Guddoomiyaha Hay'adda ISHA.

”
“

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo shacabka Muqdisho usoo jeediyay in ay Guryahooda Dayactiran karaan Shuruud la'aan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

w

Xarafka

SH · SHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shuruud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan