U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wadahadal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf WSubg WA9 xar
1

Dood dhex marta laba qof ama ka badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

) Wadahadal iyo dibuheshiin Soomaalida dhexdeeda ah ayaa xal u ah dhibaatada Soomaaliya.

”
“

"Dowladu waxay ku baaqday wadahadal, waase la diiday" ayuu yiri wasiirka oo ku daray intaas in xukuumadu ay u diyaargarowday dagaal.

”
“

Aweys, wuxuu sheegay in ururkiisa uusan wax wadahadal ah kula jirin DF, isagoo sheegay in dowladu ay tahay mid aan xiligan hadal lala furin karin, iyaguna ay dagaalka wadayaan inta ay dalka ka xoreynayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wadahadal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan