U gudub nuxurka bogga
SABAAD

subagle

Magac Lab
Xaraf SSubg SU7 xar
1

Geed dheer oo aan qodax lahayn oo leh dhacaan subag la moodo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cusmaan Nuur Subagle oo u dhashay dalka Jabuuti ayaa sheegay in marka ay ciidamadan carbiska dhameystaan loo furi doono tababar ku aadan goobaha ay ka howlgalayaan, si uga digtoonaadaan goobaha ay howlgalada u tagayaan.

”
β€œ

Osman Subagle Martida: Abaanduuliyaha Ciidamada AMISOM ahna Taliyaha Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Soomaaliya.

”
β€œ

Xeryaha Nasiib iyo Duban Subagle ee duleedka Baladweyne oo ay ku jiraan dad ka soo barakacay meelo kala duwan ayaa waxa ku geeriyooday 24 kii saac ee la soo dhaafay illaa iyo 7 caruur ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S Β· SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
subagle - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan