U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sumad1

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SU5 xar
La Mid Ahsummad1Magac Dheddig
1

Calaamad xoolaha lagu dhigo oo lagu kala sooco.

2

Lambarrada iyo xuruufta diiwaansan ee la siiyo warqadaha xafiisyadu isu diraan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tani waa qayb kamid ah Astaamaha ama (Sumad) Joomatiriga.

”
“

Canab oo iyada uu hadalkeedu sumad u leeyahay iyo ujeedo ka dambaysa ayaa sii waday su’aalaheedii, waxaanay tidhi; “Oo marka sidan aan iminka gacmahaaga isaga joojiyay miyaad jeceshahay Caliyow in hablihiina uu ku sameeyo nin aan qabin sidaadan oo kale.”

”
“

Dhowr ka mid ah Gaadiidka isaga kala goosha Magaalada Muqdisho ayay saaka Ciidamada ka qab qabteen Wadooyinka Magaalada, kuwaasoo aan laheyn sumad ama Taarko.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sumad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan