1
Dhulka kaymaha caleen irbadleyda Siberiya, xadka waqooyiga tunduraha aad u qabow ee aan dhirta lahayn, koonfurtana istebiska. Noocyada dhirta ee ugu muhiimsanina waa "pine, fir, spruce iyo larch". Waxay ka koobantahay meelo badan oo dhasheeg ah, waqtiga gu'gana dhulka intiisa badan waxa fatihiya biyo ka yimaadda wabiyada oogada sare ee woqooyi xiga kuwaas oo dacalladdooda hoose weli sarafyihiin.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
juqr.
Xarafka
T · TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
