U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fure

Magac Lab
Naxwe-rayaal, m.l/dh
Xaraf FSubg FU4 xar
1

Qalab bir ah oo qaabab iyo weynaan kala duwan leh oo lagu furo ama lagu xiro qufullada iwm.

2

Xal.

3

Calaamad loo adeegsado tusmada maababka.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Jack Straw; β€œLabadan qodob ee heshiisku waxay fure u yihiin aayo ka tashiga shacbiga koonfurta Sudan dawlad ahaan iyo diin ahaan, waana xal wax ku ool ah.”

”
β€œ

Waxa wariyuhu fure uga dhiganaayo xeerkan waa inuu kaga badbaado waxyaabo sharci ahaan keeni kara in maxkamad lala tiigsado oo magdhaw looga qaado ama waxa uu uga dhawrsanayaa in xirafaddiisa hoos u dhac ku timaado.

”
β€œ

Mid kasta oo ka mid ah koorsooyinka waxa laga yaaba gooni ahaantooda iney lahaadaan "fure is-qoritaan", oo mar kaliya la isticmaalayo oo aadan u baahannaneyn ilaa wakhti danbe mooye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rayaal, m.l/dh

Xarafka

F Β· FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fure - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan