U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ukun

Magac Dheddig
Naxwe-umo, m.l
Xaraf USubg UK4 xar
1

.u Shay kakoonsan, qolof adag oo ay dhasho nafleyda inta aan naasleyda ahayn, oo uu ku jiro abuurkii ilmaha iyo nafaqadii korin lahayd.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cabdulahi Yusuf ayaa sheegey in Maxkamaddaha ay Muqdisho ugu tageen Ukun loona baahan yahay in la jabiyo ukuntaas.

”
β€œ

Cimriga xasharaadku wuxuu u dhexeeyaa (noocyo hal maalin nool ilaa noocyo dhowr sano gaadha), laakiin dhamaantood waxay ka dhashaan ukun.

”
β€œ

Ukunta wexey u kala baxdaa 4 nooc ukun caadi ah Madax dhuuban salna weyn iyo Ukun Madx iyo sal siman iyo Ukun Qalooc ku jiro madaxa iyo salka tan u danbeyso ukun Ukun dhexda ka wareegsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-umo, m.l

Xarafka

U Β· UK

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ukun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan