Tusaale Dheeraad ah3
β
Ninka hadda kumeelgaadhka u sii haya xilalka maayarka Berbera iyo badhasaabka Saaxil, Maxamed Axmed Xasan ayaa ugu horayn isu soo baxa fagaaraha 26-ka Juun ka hadlay, wuxuuna halkaa ka jeediyey hadal wacyigelin iyo baraajujin u badan.
ββ
Munaasibaddaa iyo tabobarkaas waxa weheliya lix cisho oo wacyigelin ah oolagu baraarujinayo sidii hooyadu ay ilmaha naaska u nuujin lahayd.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
W Β· WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
