U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wadayaal1

Magac Lab
Xaraf WSubg WA8 xar
1

Dad isku xeer ah oo degaan si nabadgelyo ah ugu wada nool.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudoomiyaha oo goor dhaw saxaafada lahadlay ayaa waxaa uu sheegay in qaraxaasi ay ka dambeeyeen rag qass wadayaal ah kuwaasi oo uu sheegay in dhibaato ay ka wadaan goobo badan oo ka tirsan Gobolka Hiraan.

”
“

Cabdiraxmaan Faroole M-weynaha Puntland ayaa aad ugu dhiiriyay shacabka Puntland in ay ammaankooda ilaashadaan oo ay iska qabtaan kuwo uu ugu yeerey qas-wadayaal oo ku qaraabta magac-diimeed, balse aan diin lahayn sida uu sheegey.

”
“

Laakiin markii bannaanbaxyadu bilaabmeen, dhowr boqol oo qof oo rabsho wadayaal ah ayaa dul jibaaxay askartii Swisska, halkaasna guryo iyo ganacsiyo ugu geestey malaayeen gini oo khasaara ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wadayaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD