U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wareeg1

Magac Lab
Naxwe-gyo, m.dh
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Socod aan dan la lahayn.

2

Socod aan toos ahayn; leexad; weecad; laabad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Deeqa:- Waa tahaye, halkan u soo wareeg, oo kaba soo guur Anzaloti.

”
“

Sidaa darteed horyaalada saddexda wadan waxay ka mid noqonayaan wadamada kooxahoodu isreeb-reeb u soo gelayaan, iyada oo mid waliba marayso saddex wareeg oo mid waliba qoor-qabad (Knockout) yahay.

”
“

Afhayeen u hadlay ciidamada gaashaanbuurta ah ee ilaaliya xeebaha Somalia, ayaa sheegay inaysan suurta gal aheyn in ciidankoodu ay si qumaati ah u ilaaliyaan badweyn baaxaddeedu uu ka badan yahay hal milyan oo mile ii isku wareeg ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gyo, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wareeg - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan