U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxaraxir

Magac Dheddig
Naxwec.fal.
Xaraf WSubg WA9 xar
1

Meerayaasho qorraxda tan ugu iftiin badan, waxayna u dhexeysaa dhulka iyo dusaaga (cuddaarka) sannakeedu waa 225 maalmood, qorraxdana waxay u jirtaa toddobaatan ku dhowaad malyuun oo mayl; xiddigta waaberi; sahra.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cirjeex waa kan ugu muga wayn leh, in u dhiganta 318 muga dhulka, halka Waxaraxir yahan kan ugu cufka yar, tiro u dhiganta 0.055 muga dhulka.

”
“

Sideedaas Meere waxay kala yihiin Dusaa (Mercury) oo Qoraxda ugu dhow, Waxaraxir (Venus), Dhulka iyo meeraha Farraare (Mars).

”
“

Sidoo kale waxaa ku qornaa liiska socodka meereyaasha waxaraxir, dusaa, farraare, cirjeex iyo raage; iyo meelaha ay ka iftiimaan wakhtiga habeenkii iyo wakhtiyada la arki karo sanadka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

c.fal.

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxaraxir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan