1
Dhagax, adag, xanaf leh oo middiyaha, toorriyaha iwm lagu afeeyo.
2
Baydari; ugaarsade; laaye; dile; hargaanti.
Tusaalooyin
β
Dagaalyahan, aqoonyahan iwm
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
Y Β· YA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
