U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xareedi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf XSubg XA7 xar
1

Dugaag, shimbiro iwm ciyaaro, ci' ama dhaqdhaqaaq kale oo ay ku muujinayaan barwaaqo samayn.

2

Shimbiro ci' iyo dhaqdhaqaaq la aamminsanyahay in ay ku roobdoonayaan samayn.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Adaa dheeman iyo luul iyo dhagaxa dahabka qiimiyo wax dheeroo adaa dhir iyo ubax iyo dhool aroor da'ay iyo dhul xareedi wadhantahay uga dhigan naftaydee.

”
β€œ

Lammaanahani waxay maallin kasta u dalxiis tegi jireen kaymaha kala geddisan ee ay ku nool yihiin makhluuqaadka Alle ee kala geddisan dhulka xareedi wadhan tahay, raxmaadkuna maansheeyey oo aan hadh iyo habeen tiix amma mahiigaan ka kala qaadin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xareedi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD