U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheeman

Magac Lab/Dheddig
Xaraf DHSubg DHE7 xar
1

Macdan aan midab lahayn, aad u adag, kana qaalisan macdanta kale.

2

Afarta haad ee turubka mid ka mid ah, calaamad afar gees ah oo guduudan leh.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Adaa dheeman iyo luul iyo dhagaxa dahabka qiimiyo wax dheeroo adaa dhir iyo ubax iyo dhool aroor da'ay iyo dhul xareedi wadhantahay uga dhigan naftaydee.

”
β€œ

Waa dheeman iyo luul ku jira dhib iyo laystaane *3.

”
β€œ

Dheeman ( Ingiriis : Diamond) waa mid ka mid ah macdanta laga qodo oogada dhulka tan ugu qaalisan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

DH Β· DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheeman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan