U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xarfo1

Magac Lab
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Caws jilicsan oo dhego yaryar oo meelaha riska ah ka baxa; wuxuu yeesha sabuul miro yaryar leh oo la cuno.

2

Kax bannaan; dibir.

3

Kalluunka jaad ka mid ah. xarfo2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Miyaanay iyaguba ahayn xarfo reer Yurub?

”
“

Degmooyinka la ansixiyey waxay yihiin: Xarfo oo ka tirsan Gobolka Mudug, Godobjiiraan oo ka tirsan Gobolka Nugaal iyo Kalabayr oo ka tirsan Gobolka Sool.

”
“

Gaadiidkan ayaa waxaa lagu kala haystaa Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, Degmada Cadaado, iyo Degmada Guriceel ee Gobolka Galguduud, sidoo kale waxaa gaadiid kale lagu haytsaa Degmooyinka Xarfo, Bacaadwayn, Cagaaran iyo waliba Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xarfo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan