U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiiqsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf XSubg XI7 xar
1

Wax xiiqay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyadoo la marayo qarnigii 21aad sow la yaab ma aha shaqsi aqoonyahan sheeganaya oo ku xiiqsan afar dhibic shan iyo annaga reerkeenna oo daba habhable qabqable uu aqriska alifku ku adagyahay?

”
“

Martidii inta ay faqeen bay yidhaahdeen waar kan reerkiisu halkan yahay ayaynu la cuni karnaa ee ninkan xiiqsan danteenu kuma jirto.

”
“

Ninkii ugaadha maanta oo dhan eryanaayay oo xiiqsan baa isa soo dul taagay ugaadhii oo nin kale qalannayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiiqsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD