U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yaabsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf YSubg YA7 xar
1

Wax yaab hayo ahaansho (qof).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhacdadan ugu dambaysay ee ay Riyaale golaha guurtidu ugu kordhiyeen xilkii hogaanka dalka ayaa dad badan ka dagi la’ iyaga oo la yaabsan waxa xiligan keenay in lix bilood oo aan cidna lagala tashan si fudud guuttidu u ansixiso.

”
“

Marka xigtana wuxuu dadkan la yaabsan ku lahaa muu gabadhan yar iska ilaawo oo mid kale meelahaa u doonto, in aanay arintu sidaa u sahlaneyn.

”
“

Weah, wuxuu sheegay in uu rumaysan yahay inay jiraan dad badan oo la yaabsan sida uu ninka reer Yurub uga raacay Afrikaanka la tartamaya, laakiin wuxuu sheegay in uu rumaysan yahay in Blatter yahay ninka ugu fiican shaqada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yaabsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan