1
Qof madax ka ah waax wasaaradeed, wakaaladeed, hay'adeed iwm.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Dowladda Soomaaliya ayaan weli ka hadlin weerarka lagu qaaday hotelka ay daggan yihiin Xildhibannada, sidoo kalena ma jirto cid sheegatay inay ka dambeysay weerarkaas, waxaana hotelkan bishii hore lagu dilay Agaasime ka tirsan Dowladda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-mayaal, m.l
Xarafka
A · AG
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
