1
Dawlad ahaansho.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Dhisitaanka nidaamka Dawladnimo ee Soomaaliya Markii aan la wareegay xilka December 2010ka, Waxaan bilownay shaqo adag oo ay igala qaybgaleen dhammaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaanna golihii xukuumadda.
ββ
Inta jecel in ay ka gun gaaraan ama ay wax ka ogaadaan arrimihii burburiyay qaranimadii Soomaaliya waxay tilmaamaan in sababta maamul dawladnimo aan u fahmi waynay ay tahay dhaqankeenna soo jireenka ah ee qabyaaladda cuskan.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
D Β· DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
