Tusaale Dheeraad ah3
β
Ma jirto jabhad baxday oo heshay xuquuq ay raadinaysay, mana jirto magaalo soomaaliyeed oo haysata xornimo dhammays tiran oo shacabka ku nooli ku hoos jiro xukuumad caddalad samaysa.
ββ
Guud ahaan xilligan qabyo tirka wixii dhammays-tiraya in ay dhacaan doorashooyinku sida xeerarka qaabka doorashada mudanayaasha ayaa u muuqda mid ka dhib yar soo hadal-qaadka muddo-kordhin oo keeni karta tuhun doorasho-diid ah.
ββ
Dhammays-Tiray Dhismaha Xukuumaddiisa Cusub Waxa La Magacaabay 18 Wasiir, 5 Wasiiru-Dawle Iyo 11 Wasiir Ku Xigeen.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
