Tusaale Dheeraad ah3
“
Sidoo kale Madaxweynaha Somalia wuxuu ka dalbaday dalalka Carabta inay qalab ciidan iyo dhar ugu deeqaan ciidamada dowladda ee loogu talogalay inay amaanka sugaan.
”“
'Dhar magaalo way fudud tahay saad ku xirataa, dhal magaalo saad ku noqotaase way adag tahay,' waa tii hore loo yiri.
”“
Cabdiraxman Sudi oo 16 jir Soomaliyeed ah wuxuu dhar iskuulkiisa (uniform)-ka ku kici doonaa qiimo ka badan1,000 (Kun Pound).
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH · DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
