U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saad

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA4 xar
1

Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.

2

Cunto safarka loo qaato; sahay.

3

Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Afhayeenka Maxkamadaha wuxuu sheegay in laba gaari oo midi uu siday saad iyo mid kale oo booyad ahaa ay dagaalka kaga gubeen ciidamada Ethiopia, mase jirto il madax bannaan oo arrintaan xaqiijinaysa.

”
β€œ

Saad Cali Shire, Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dr.

”
β€œ

Waxaan is idhi nabsi ma raagee, saad miskiinnaddii uga roortay aarmuu kana kuu ridaa hadaad dagan tehee.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan