Tusaale Dheeraad ah3
β
Nimankii degdeg u keeni jirey, xidid wuxuu doono Durdur sidi raggii caano geel, idin dabaalsiiyey Dacaamkiinna nimankii ka dhigay malab la soo diiqay Diggooniyo ikhyaartii kaloo, deyrka idin keentay Intaan duugta lagu aasin baa, daahyo rogateene.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-lal, m.dh
Xarafka
G Β· GE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
