1
Dhinac; barbar.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Soomaaliyana nabad ka dhalan mayso haddii dadaal weyn oo nabad iyo dib-u-heshiisiin aanay Soomaalidu la imaan, maxaa yeelay labaatan sano in ku dhow, ayaa jidka nabadda la hareer marsanaa.
ββ
Muddo-kordhinta ayay ka biyo-diideen Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo UDUB, waxaanay ku tilmaameen tallaabo hareer-marsan sharciyadda iyo Dimuqraadiyaddaba.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ro, m.l
Xarafka
H Β· HA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
