Tusaale Dheeraad ah3
β
"Miinadii xalay qaraxday waxay hog weyn ka qoday ilinka xarunta maamulka Gobolka waxaana halkaas lagu arkay hilbo gubtay, shacabka ayaana ururiyay si loo aaso" ayuu yiri goobjooge diiday in magaciisa uu sheego oo ku sugan Baladweyne.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Isrogrog
-gag/-go, m.l
Xarafka
H Β· HO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
