Tusaale Dheeraad ah3
β
Dhallinyaradaasi waxay ku rawramisay cayaaraha kala ah; Ruquusa, saylici, bator, baarcade, jaflo, jaandheer, jiitama iyo bahal hirwa ah oo lagu hoobtay, taas oo wegladii halkaa ka dhacday in dadkii daawanayay saar maroodi laga saaray.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyo, m.l
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
