Tusaale Dheeraad ah3
“
Allahayoow naga kor qaad dulliga ina heysta, Allahayoow Soomaali niyadeeda burcad isu mari oo Allahayoow naga qabo inta xumaanta wada ee nagu dhex jirtaa.
”“
Jooggiisa, dhar-qaad wanaaggiisa, aftahamadiisa iyo is-qaadqaadkiisa waxa markiiba kugu soo dhacaya kooxdii lixdamaadkii Soomaaliya u kala tartami jirey wasaaradda arrimaha dibedda in ay shaqo ka helaan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
1
Xarafka
Q · QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
