1
Q. isku qarin: hargalulid , iska yeelyeelid (qof). 2.
Tusaale Dheeraad ah3
“
"Waxaan maqlay qarax weyn, markaa gadaashayda eegay waxaan arkay boor iyo qiiq ka baxaya gaari kuwa dagaalka ah, dhowr askari iyo qof rayid ah ayaa goobta yaalay" ayay tiri Deeqo Cubeyd oo ka mid ahayd dadkii halkaas marayay.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
qof
Xarafka
Q · QI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
