Tusaale Dheeraad ah3
β
Sargaal ka tirsan Booliska oo isna ka hadlay goobtii lagu bur-burshay Khamaradan ayaa waxa uu sheegay in ay ku dadaalayaan in aan wax Khamra ah aan la soo galin magaalada, xeelad kasta oo ay isticmaalaana dadka ka ganacsada Khamrada ay fashilin doonaan.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo/saraakiil, m.dh
Xarafka
S Β· SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
