Tusaale Dheeraad ah3
“
Gabayaaga waxa si fiican ugu magac bixisay luqada carabiga oo ku tilmaantay dareeme, (Shaacir) qur’aanka Ilaahayna suurad dhan ayuu Ilaahay ku tilmaamay gabayaaga, ama shucurada, gaar ahaana aayadaha ugu dambeeya.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
SH · SHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
